RG
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika. Kulanka waxaa ka qeyb galay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗