A
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray furumaha dagaalka ee Shabeellaha Hoose.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray furumaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ka akhri Allbanaadir ↗