G
Goobjoog
·

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay xoojinta Iskaashiga Laba Geesoodka ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa magaalada New York kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Dowladda ah, Wasiirka Arrimaha…