Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay tababarka ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay tababarka ciidanka

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye…