Ciidanka XDS oo sheegay inay fashiliyeen weerar lagu qaaday Baydhabo
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda ku-meelgaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Tebinta warbaahin kasta
G

Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.