A
Allbanaadir
· Siyaasad

Muxuu yahay Masuulka cusub ee uu xilka u Magacaabay RW Xamse?

Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Ibraahim ayaa loo magacaabay Agaasimaha Golaha Wasiirrada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska…