RG
Radio Galgaduud
·

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah magaalada Baydhabo uga furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka…