RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka horDhaqaale

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta qaabilay Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta qaabilay Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali Dhaay, ayaa maanta xafiiska Wasaaradda ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xoghaynta Aagga Ganacsiga…