G
Goobjoog
· 1 saac ka horAmni

NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay deegaanka Fidow

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA), iyadoo taageero ka heleysa saaxiibbo caalami ah, ayaa sheegtay inay howlgal qorshaysan ka fulisay deegaanka Fidow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.