G
Goobjoog
· 2 saac ka horAmni

Dawladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Xubin 11 Sano ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Deegaanka Ceelgaras

Dawladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay nin muddo dheer ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada deegaanka iyo Dawladda ee gobolka Galgaduud.

Dawladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Xubin 11 Sano ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Deegaanka Ceelgaras | Hadda