RJ
Radio Jowhar
· 2 saac ka horAmni

Gaadiid Dhuxul Siday oo Lagu Gubay Waddada Wanlaweyn iyo Afgooye

Wararka laga helayo waddada isku xirta Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in gaadiid dhowr ah oo dhuxul siday lagu gubay meel u dhow deegaanka Warmaxan. Gaadiidka…