G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Gaalkacyo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka koonfureed ee magaalada, kaddib socdaal dhulka ah oo uu ku marayay deegaanno ka tirsan Galmudug. Madaxweynaha ayaa la…