KT
Kaab TV
·

Nin ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Booliska Banaadir oo ku dhintay garoonka Dhuusamareeb

Nin lagu magacaabi jiray Mukhtaar Qaasim, oo ka tirsanaa ilaalada Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, ayaa ku geeriyooday garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu ku dhacay…