G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Danab

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa tababar ugu soo xiray Xerada Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee sida…