Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

TPLF oo la wareegtay Garoonka Diyaaradaha ee Mekelle kaddib bixitaanka ciidamada Federaalka

Jabhadda Xoreynta Tigray ee loo soo gaabiyo TPLF ayaa la wareegtay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Mekelle, caasimadda Ismaamulka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddib markii…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
TPLF oo la wareegtay Garoonka Diyaaradaha ee Mekelle kaddib bixitaanka ciidamada Federaalka
Jabhadda Xoreynta Tigray ee loo soo gaabiyo TPLF ayaa la wareegtay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Mekelle, caasimadda Ismaamulka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kaddib markii…
Ka akhri Kaab TV
HM
Horseed Media
Ciidamada TPLF oo la wareegey garoonka diyaaradaha Magaalada Mekelle.
Xogagga Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF), ayaa la wareegeen gacan-ku-haynta Garoonka Diyaaradaha Alula Aba Nega ee…
Ka akhri Horseed Media
G
Goobjoog
TPLF la wareegtay garoonka diyaaradaha ee Mekelle iyo duulimaadyadii oo hakad galay
Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ee Ethiopian Airlines ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan duulimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalooyinka Mekelle, Axum iyo Shire ee gobolka Tigray, iyadoo…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay