Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidamada Itoobiya iyo xoogagga taabacsan oo la wareegey caasimadda maamulka Tigray

Ciidamada Itoobiya iyo xoogagga taabacsan oo la wareegey caasimadda maamulka Tigray

Ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaad taageera dowladda ayaa sheegay inay dib ula wareegeen garoonka diyaaradaha Alula…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Ciidamada Itoobiya iyo xoogagga taabacsan oo la wareegey caasimadda maamulka Tigray
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaad taageera dowladda ayaa sheegay inay dib ula wareegeen garoonka diyaaradaha Alula…
Ka akhri Horseed Media ↗
RJ
Radio Jowhar
Maraykanka oo war ka soo saaray colaadda Tigraay ee Itoobiya
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadda Tigray inay muujiyaan is-xakameyn, xilli ciidamada dowladda Itoobiya ay sii adkaysanayaan…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka, ganacsiga iyo amniga Badda Cas
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Iskaashiga Warbaahinta iyo Dhaqanka
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta casriyeynta waaxyaha warbaahinta iyo dhaqanka dalka, iyadoo iskaashi dheeraad ah la sameyneysa dowladda Hindiya, gaar ahaan dhinacyada isbeddelka dijitaalka…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga baarlamaannada
ARUSHA, Tanzania — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee Tanzania kulan kula yeeshay wafdi ka socday Golaha Weyn ee Qaranka Türkiye,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somalia, Türkiye Discuss Stronger Parliamentary Ties at IPU Assembly
ARUSHA, Tanzania — Somalia’s parliamentary speaker, Abdirahman Mohamed Nur Jama, held talks with a delegation from Türkiye’s Grand National Assembly on the sidelines of the 153rd Assembly of the…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
KT
Kaab TV
Masar oo isu diyaarinaysa inay ciidamo u dirto Soomaaliya iyadoo loollanka istaraatiijiga ah ee Geeska Afrika sii xoogeysanayo
Soomaaliya Dowladda Masar ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarinayso ciidamo milatari oo loo dirayo Soomaaliya, tallaabadaas oo la xiriirta xoojinta iskaashiga difaac ee labada dal, xilli gobolka…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Masar oo diyaarinaysa ciidamadii ugu dambeeyay ay u soo dirayso Soomaaliya
Warbaahinta The New Arab ayaa sheegtay in dowladda Masar ay waddo diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee ciidamo milatari loogu soo dirayo Soomaaliya, iyadoo saraakiil, tababarayaal iyo la-taliyeyaal…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
SM
Eritrea oo Qaramada Midoobay ka dalbatay inay soo farageliso xiisadda sii xoogeysanaysa ee kala dhaxaysa Itoobiya
Asmara — Dowladda Eritrea ayaa Qaramada Midoobay ka codsatay inay soo farageliso xiisadda sii xoogeysanaysa ee kala dhaxaysa Itoobiya, iyadoo labada dal ay isku eedeynayaan inay hurinayaan dagaal…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.