← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 26/09/2026
Xiisad ka taagan degmada Caluula Xiisad ayaa ka taagan degmada Caluula ee xarunta gobolka Raascasayr, taas oo la xiriirta iska hor-imaad maanta ka dhacay halkaas
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Xiisad ka taagan degmada Caluula
Xiisad ayaa ka taagan degmada Caluula ee xarunta gobolka Raascasayr, taas oo la xiriirta iska hor-imaad maanta ka dhacay halkaas
Ka akhri Puntland Post ↗ HM
Xiisad sababtay dhimasho & dhaawac ayaa ka taagan degmada Caluula ee Puntland.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska-hor-imaad sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo…
Ka akhri Horseed Media ↗ G
Iska horimaad dhimasho sababay oo xiisad ka dhacay degmada Caluula
Xiisad ayaa ka dhacay degmada Caluula ee gobolka bari ee Puntland, kaddib iska horimaad sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca qof kale laga soo wariyay halkaas.
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.