Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey Sablaale, Toddobo ka Tirsan Al-Shabaabna Lagu Dilay
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey Sablaale, Toddobo ka Tirsan Al-Shabaabna Lagu Dilay
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyey degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war kasoo baxay…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Ciidanka Danab oo howlgal ka fuliyay Sablaale, toddobo xubnood oo Al-Shabaab ka tirsan lagu dilay
Muqdisho – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.