Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 6 saac ka hor

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Gaaray Gaalkacyo iyadoo Galmudug isu diyaarinayso Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wafdiga waxaa safarka ku…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog2 maalmood ka hor
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Gaaray Gaalkacyo iyadoo Galmudug isu diyaarinayso Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wafdiga waxaa safarka ku…
Ka akhri Goobjoog
RG
Radio Galgaduud6 saac ka hor
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Kormeeray Codbixinta Doorashada Tooska ah ee Gaalkacyo
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa saaka kormeer shaqo ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay