Golaha Wakiillada Waqooyi Bari oo amray in maxkamad la horkeeno xubnaha xiran ee kasoo jeddda Somaliland
Golaha Wakiillada Dowladda Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa soo saaray go'aan rasmi ah oo ku taariikhaysan 26-ka Luulyo 2026, kaas oo ku saabsan habraaca sharci ee dadka u xiran dowladda.…
Baarlamaanka Waqooyi Bari oo soo saaray qaraar la xiriira maxaabiista Somaliland
Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari ayaa meelmariyay maxkamadeynta maxaabiista Somaliland ee ku xiran magaalada Laascaanood, sida lagu sheegay warqad uu caawa
Baarlamaanka Waqooyi Bari oo Dalbaday in la Maxkamadeeyo Saraakiisha Somaliland ee ku Xiran Laascaanood
Golaha Wakiillada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray qaraar rasmi ah oo la xiriira maxkamadaynta maxaabiista ku eedeysan inay geysteen dambiyo culus oo ay ka mid yihiin xasuuq,…