Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Khasaare ka dhashay roob dabaylo wata oo da’ay deegaan ka tirsan Qandala

Khasaare ka dhashay roob dabaylo wata oo da’ay deegaan ka tirsan Qandala

Hal ruux ayaa ku geeriyooday roob dabaylo watay oo shalay galinkii dambe ka da’ay tuulada Ceelgaal oo hoostagta degmada Qandala

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Khasaare ka dhashay roob dabaylo wata oo da’ay deegaan ka tirsan Qandala
Hal ruux ayaa ku geeriyooday roob dabaylo watay oo shalay galinkii dambe ka da’ay tuulada Ceelgaal oo hoostagta degmada Qandala
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media
Roobab dabaylo wata oo ka curtay deegaamo katirsan Bariga Puntland.
Inta la xaqiijiyey hal ruux oo dumar ah ayaa ku geeriyootay roob dabaylo xooggan wata oo…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay