Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya iyo Pakistan oo Kala Saxiixday Is-afgarad Lagu Xoojinayo Iskaashiga Difaaca

Islamabad, Pakistan — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa kala saxiixday is-afgarad cusub oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga. Is-afgaradka ayaa maanta…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Pakistan oo Kala Saxiixday Is-afgarad Lagu Xoojinayo Iskaashiga Difaaca
Islamabad, Pakistan — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa kala saxiixday is-afgarad cusub oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga. Is-afgaradka ayaa maanta…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News
Soomaaliya iyo Pakistan oo Kala Saxiixday Is-afgarad Ku Saabsan Iskaashiga Difaaca.
Aug 04 (Jowhar)-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan ayaa maanta kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi oo u dhexeeya labada Wasaaradood ee Gaashaandhigga, kaas…
Ka akhri Jowhar News
RJ
Radio Jowhar
Soomaaliya iyo Pakistan oo Kala Saxiixday Is-afgarad Ku Saabsan Iskaashiga Difaaca
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan ayaa maanta kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi oo u dhexeeya labada Wasaaradood ee Gaashaandhigga, kaas oo lagu…
Ka akhri Radio Jowhar
RG
Radio Galgaduud
Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka…
Ka akhri Radio Galgaduud
RJ
Radio Jowhar
Soomaaliya iyo Pakistan oo Adkeynaya Xiriirka iyo Iskaashiga laba Geesoodka ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa dib u xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, kaddib kulan ay yeesheen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.