Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah

Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud7 saac ka hor
Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog2 saac ka hor
Soomaaliya iyo Indonesia oo Xoojinaya Iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Indonesia u fadhiya Kenya ahna Danjiraha aan degganayn ee…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay