Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud
Guddiga Aqalka Sare oo Kulan la Yeeshay Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog
Ciidamo Deegaan Oo Waajid Lagu Tababarayo Ka Hor Wareejinta Mas’uuliyadda Amniga
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool ka bilaabay tababarka dhallinyaro deegaanka ah oo loo diyaarinayo sugidda amniga magaalada iyo deegaannada hoos yimaada.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay