← Ku noqo bogga hore Hadda socda 4 ilo · la cusboonaysiiyay 07/09/2026
Maraykanka oo xoojinaya awoodda milatari ee xulafadiisa Gacanka iyo dalalka uu xoogga saarayo Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa oggolaatay iibka suurtagalka ah oo qalab milatari loogu iibinayo Sacuudi Carabiya iyo Ciraaq
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday BS
Maraykanka oo xoojinaya awoodda milatari ee xulafadiisa Gacanka iyo dalalka uu xoogga saarayo
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa oggolaatay iibka suurtagalka ah oo qalab milatari loogu iibinayo Sacuudi Carabiya iyo Ciraaq
Ka akhri BBC Somali ↗ G
Mareykanka iyo maamulka Woqooyi Bari oo ka wada-hadlay xoojinta amniga
Wasiirka Amniga Maamulka Woqooyi Bari, Gaashaanle-sare Cabdirisaaq Faarax, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM).
Ka akhri Goobjoog ↗ G
Saraakiisha Sare ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Gobolka Gedo
BAARDHEERE – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa maanta gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu u tagay kormeer iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗ RG
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo gaaray Baardheere
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa gaaray magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaas oo uu kulan iyo kormeer shaqo ka bilaabay.
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ RJ
Xisbiga garabka fog ee Jarmalka oo guul weyn ka gaaray gobolka bariga
Xisbiga AfD ee Jarmalka ayaa guul weyn ka gaaray gobolka bari ee Saxony-Anhalt, kaas oo aad uga horreeya kuwa ay xafiiltamaan ee caanka ah, sida laga soo xigtay saadaasha hore. Wali ma cadda in taasi…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.