Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Taliyaha Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda oo Muqdisho uga qaybgelaya Shirka Taliyeyaasha AUSSOM

Taliyaha Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda oo Muqdisho uga qaybgelaya Shirka Taliyeyaasha AUSSOM

Taliyaha Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda, Sareeye Guud Sam Okiding, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media8 saac ka hor
Taliyaha Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda oo Muqdisho uga qaybgelaya Shirka Taliyeyaasha AUSSOM
Taliyaha Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda, Sareeye Guud Sam Okiding, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar2 saac ka hor
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda oo soo gaaray Muqdisho
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda, Sareeye Guud Sam Okiding, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka. Sareeye Guud Sam…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay