Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 3 maalmood ka hor

Puntland oo ka hadashay dagaalkii Laag

Puntland oo ka hadashay dagaalkii Laag

Puntland ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay dagaalkii ay shalay ciidamo ka tirsan PSF kula gashay deegaanka Laag

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post4 maalmood ka hor
Puntland oo ka hadashay dagaalkii Laag
Puntland ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay dagaalkii ay shalay ciidamo ka tirsan PSF kula gashay deegaanka Laag
Ka akhri Puntland Post
G
Goobjoog4 maalmood ka hor
Maamulka Puntland oo war ka soo saaray dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Boosaaso
Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay xiisaddii hubeysneyd ee ka taagnayd deegaanka Laag ee duleedka magaalada Boosaaso, taas oo u dhexeysay ciidamada ammaanka Puntland iyo…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News4 maalmood ka hor
Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaal ka dhacay Laag
July 21 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa ka hadlay iskahorimaad hubeysan oo ka dhacay deegaanka Laag ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Puntland ay hawlgal amni ka fuliyeen halkaas ayna soo afjareen…
Ka akhri Jowhar News
PP
Puntland Post3 maalmood ka hor
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Cabdisalaam Hadliye
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay