KT
Madaxweyne-ku-xigeenka Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu wiiqayo midnimada Soomaaliya
Madaxweyne-ku-xigeenka koowaad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa eedeymo culus u jeediyay Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku dhaliilay siyaasadda Dowladda Federaalka iyo sida…
Ka akhri Kaab TV ↗