Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Muxuu Wasiir Fiqi kala hadlay Sii-hayaha Safiirka Mareykanka?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Muxuu Wasiir Fiqi kala hadlay Sii-hayaha Safiirka Mareykanka?
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth…
Ka akhri Allbanaadir ↗
RG
Radio Galgaduud
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Marwo Ruth Anne…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay