Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Golaha Shacabka oo maanta dooranaya guddoomiye cusub iyo laba musharrax oo is haya

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u fadhiya doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha, kaddib markii xilka uu bannaanaaday bilo ka hor.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog4 saac ka hor
Golaha Shacabka oo maanta dooranaya guddoomiye cusub iyo laba musharrax oo is haya
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u fadhiya doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha, kaddib markii xilka uu bannaanaaday bilo ka hor.
Ka akhri Goobjoog
HM
Horseed Media2 saac ka hor
Xildhibaanada golaha shacabka Somalia oo guddoomiye cusub doortay.
Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta qaybtay doorashada guddoonka golaha, oo ay ku loolamayeen laba musharrax…
Ka akhri Horseed Media
PP
Puntland Post2 saac ka hor
Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub
Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Jaamac ayaa
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.