Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Fannaankii Hore Ee Hobollada Iftin Sheekh Cabdullaahi Zulfa Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho 30 Sano Ka Dib

Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay fannaankii caanka ahaa Sheekh Cabdullaahi Zulfa, oo muddo ka badan 30 sano dalka dibaddiisa ku maqnaa. Sheekh…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog13 saac ka hor
Fannaankii Hore Ee Hobollada Iftin Sheekh Cabdullaahi Zulfa Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho 30 Sano Ka Dib
Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay fannaankii caanka ahaa Sheekh Cabdullaahi Zulfa, oo muddo ka badan 30 sano dalka dibaddiisa ku maqnaa. Sheekh…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News3 saac ka hor
Fanaankii Sulfa ee noqday Wadaad oo dalka dib ugu soo laabtay
Aug 12 (Jowhar)-Waxaa magaalada Muqdisho shalay soo gaaray Sheekh Cabdulaahi Maxamuud oo ku magac dheeraa Sulfa kaasoo hore uga tirsanaa fanaaniinta Soomaaliyeed balse ku noolaa muddo dheer dalka…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay