Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

NISA oo Howlgal ka Dhacay Shabeellaha Hoose ku Dishay Toddobo Xubnood oo Shabaab ah

Muqdisho, 11 Agoosto 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Tawakal ee Gobolka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog15 saac ka hor
NISA oo Howlgal ka Dhacay Shabeellaha Hoose ku Dishay Toddobo Xubnood oo Shabaab ah
Muqdisho, 11 Agoosto 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Tawakal ee Gobolka…
Ka akhri Goobjoog
SM
NISA oo Sheegtay in Howlgal ka Dhacay Shabeellaha Hoose lagu Dilay Xubno ka Tirsan Al-Shabaab
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Tawakal ee Gobolka Shabeellaha…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.