HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 15 saac ka hor
Xuutiyiinta oo duqeeyay magaalooyinka Al-Makha iyo Marib Aug 11 (Jowhar)-Ciidamada dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa ku eedeeyay Xuutiyiinta inay markale weerarro gantaallada riddada dheer (ballistic missiles) ah ku qaadeen magaalada dekedda…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday JN
Xuutiyiinta oo duqeeyay magaalooyinka Al-Makha iyo Marib
Aug 11 (Jowhar)-Ciidamada dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa ku eedeeyay Xuutiyiinta inay markale weerarro gantaallada riddada dheer (ballistic missiles) ah ku qaadeen magaalada dekedda…
Ka akhri Jowhar News ↗ RJ
Xuutiyiinta ayaa gantaallo ku weeraray magaalada Mukha ee Yeman
Ciidamo taabacsan dowladda Yeman ayaa sheegay in xoogagga Xuutiyiintu ay weerareen magaalada dekedda ah ee Mukha. Qoraal lagu daabacay barta X ee ciidamada Yeman ayaa lagu sheegay in Xuutiyiintu ay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.