Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 15 saac ka hor
Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashar al-Assad iyo walaalkii oo lagu xukumay dil
Aug 11 (Jowhar)-Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashar al-Assad, walaalkiis Maher al-Assad iyo ilma-adeerkood Atef Najib ayaa lagu xukumay dil ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira dagaalka…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashar al-Assad iyo walaalkii oo lagu xukumay dil
Aug 11 (Jowhar)-Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashar al-Assad, walaalkiis Maher al-Assad iyo ilma-adeerkood Atef Najib ayaa lagu xukumay dil ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira dagaalka…
Maxkamad ku taalla dalka Suuriya oo dil ku xukuntay Bashaar Al-Asad iyo saraakiil hore
Maxkamadda Dambiyada ee magaalada Dimishiq ayaa soo saartay xukunno culus oo ka dhan ah madaxweynihii hore ee Suuriya Bashaar Al-Asad iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa nidaamkiisii, iyadoo maxkamaddu…
Suuriya oo dil ku xukuntay Bashaar Al-Asad isagoo maqane ah
Maxkamad ku taalla Suuriya ayaa dil ku xukuntay madaxweynihii xilka laga tuuray, Bashaar Al-Asad, iyadoo uusan maxkamadda goob joog ka ahayn. Xukunka ayaa yimid in ka badan sannad iyo bar kadib…