A
Allbanaadir
· Ammaan

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb gaaray, diyaarinaya howlgallo ka dhan ah AS.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Janaraal Khaalid), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug,…

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb gaaray, diyaarinaya howlgallo ka dhan ah AS. | Hadda