JN
Jowhar News
· 2 saac ka hor

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay

Aug 09-(Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna…