G
Goobjoog3 saac ka hor
Waa Kuma Ninka 125-ka Maalmood oo Kaliya Xildhibaan Ahaa, Haddana Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka?
MUQDISHO — Cabdulqaadir Maxamed Nuur , oo loo yaqaan “Jaamac”, ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday Muqdisho.…
Ka akhri Goobjoog ↗