PP
Puntland Post
·

Gaadiid lagu gubay Shabeellaha Hoose

Gaadiid lagu gubay Shabeellaha Hoose

In ka badan shan gaari oo kuwa xamuulka qaado ah ayaa lagu gubay waddada u dhaxaysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye