JN
Jowhar News
· 1 saac ka hor

Dagaal xoog leh oo saaka ka bilowday magaalada Gaalkacyo

Dagaal xoog leh oo saaka ka bilowday magaalada Gaalkacyo

Aug 05=(Jowhar)-Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo hadda ka tirsan dowladda federaalka…