G
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Difaaca
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Mudane…
Ka akhri Goobjoog ↗