RG
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb, kana qeybgalaya munaasabadda caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, halkaas oo uu…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗