RJ
Kheyre oo Xasan Sheekh ku eedeeyay dilka saddex qof oo lagu toogtay Deyniile
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul uga hadlay dhacdadii maanta ka dhacday xaafadda Raadeerka ee degmada Deyniile, halkaas oo uu sheegay in saddex qof oo shacab…
Ka akhri Radio Jowhar ↗