G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

NISA oo Howlgal ka Dhacay Shabeellaha Hoose ku Dishay Toddobo Xubnood oo Shabaab ah

Muqdisho, 11 Agoosto 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Tawakal ee Gobolka…