Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay 4 saac ka hor

Guddiga doorashooyinka oo aqbalay go’aankii maxkamaddu ku laashay doorashadii Galmudug.

Guddiga doorashooyinka oo aqbalay go’aankii maxkamaddu ku laashay doorashadii Galmudug.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay inuu fulinayo go’aanka Maxkamadda Sare…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media9 saac ka hor
Guddiga doorashooyinka oo aqbalay go’aankii maxkamaddu ku laashay doorashadii Galmudug.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay inuu fulinayo go’aanka Maxkamadda Sare…
Ka akhri Horseed Media
G
Goobjoog9 saac ka hor
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Aqbalay Go’aanka Maxkamadda Sare ee Doorashada Galmudug
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira natiijada doorashadii…
Ka akhri Goobjoog
SM
Guddiga Doorashooyinka oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug
Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa sheegay inuu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay…
Ka akhri Shabelle Media Network
PP
Puntland Post7 saac ka hor
Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray go’aanka Maxkamadda Sare
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in uu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ee lagu laalay natiijada doorashadii isku-sidkanayd ee golaha
Ka akhri Puntland Post
JN
Jowhar News4 saac ka hor
Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamada Sare ee doorashada Galmudug
Aug 26(Jowhar)-doorashada ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay isla markaana u hoggaansamayo go’aankii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ay ku laashay natiijadii doorashadii isku-sidkanayd ee maamulka…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay