Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Shirweynaha Arrimaha Shaqada ee Dalalka Carabta oo ka furmay Qaahira

Shirweynaha Arrimaha Shaqada ee Dalalka Carabta oo ka furmay Qaahira

Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Carabta Masar uga furmay fadhiga 52-aad ee Shirweynaha Dalalka Carabta ee Arrimaha Shaqada, waxaana ka qaybgalay wafdiga Soomaaliya oo uu…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Shirweynaha Arrimaha Shaqada ee Dalalka Carabta oo ka furmay Qaahira
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Carabta Masar uga furmay fadhiga 52-aad ee Shirweynaha Dalalka Carabta ee Arrimaha Shaqada, waxaana ka qaybgalay wafdiga Soomaaliya oo uu…
Ka akhri Radio Galgaduud
G
Goobjoog
Muqdisho oo si rasmi ah looga furay Shirweynaha Qaran ee Adeegyada Cimilada Soomaaliya
Muqdisho, Sebteembar 13, 2026 – Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah looga furay Shirweynaha Qaran ee Adeegyada Cimilada Soomaaliya (NCOF OND 2026), kaas oo diiradda lagu saarayo saadaasha cimilada…
Ka akhri Goobjoog
HM
Horseed Media
Shirweynaha Qiimaynta Puntland ee 2026 oo Garoowe ka furmay.
Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daah-furay shirka Toddobaadka Qiimeynta Puntland…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay