Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Faahfaahin Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa iska horimaad ka socdo Baydhabo

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii u dambeeyay gudaha magaalada uu ka socdo dagaal u dhexeeya maleeshiyaad…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Faahfaahin Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa iska horimaad ka socdo Baydhabo
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii u dambeeyay gudaha magaalada uu ka socdo dagaal u dhexeeya maleeshiyaad…
Ka akhri Goobjoog
RJ
Radio Jowhar
Dagaal qaraar oo ka socda Baydhabo
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya inuu halkaas ka socdo iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada mamulka KGS iyo…
Ka akhri Radio Jowhar
PP
Puntland Post
Puntland oo ka hadashay howlgallo ka socda Calmiskaad
Taliyaha Aaga Calmiskaad G/Sare Maxamuud Shire Maxamed ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari,
Ka akhri Puntland Post
HM
Horseed Media
Puntland oo faahfaahin ka bixisay hawlgallo ka socda buuraleeyda Calmiskaad.
Taliyaha Aagga Calmiskaad ee Puntland, G/Sare Maxamuud Shire Maxamed, ayaa ka hadlay howlgallo ballaaran oo ciidamada…
Ka akhri Horseed Media
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay