HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 9 maalmood ka hor
Puntland: Taliyihii saldhiga Jariiban oo la dilay Wararka ka imanaya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay taliyihii saldhiga booliska degmadaas Gaanshaanle
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Puntland: Taliyihii saldhiga Jariiban oo la dilay
Wararka ka imanaya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay taliyihii saldhiga booliska degmadaas Gaanshaanle
Ka akhri Puntland Post ↗ HM
Puntland oo qabatay nin ku eedaysan dilka taliyihii saldhigga Jirriiban.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil habeenimadii xalay loo geystey taliyihii saldhigga degmada Jirriiban…
Ka akhri Horseed Media ↗ HM
Taliyihii saldhigga Jirriiban oo aas loo sameeyey & eedaysanihii diley oo la wareejiyey.
Mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Mudug, saraakiil ciidan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗ G
Ninkii dilay taliyihii saldhigga Booliska Jarriiban oo saaka la toogtay
Waxaa saaka meel fagaare ah oo ku taalla degmada Jarriiban ee gobolka Mudug lagu fuliyay dil toogasho ah oo lagu qisaasay Ibraahim Axmed Kooshin, kaas oo lagu helay inuu habeen hore dilay taliyihii…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.