RG
Radio Galgaduud
·

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar, kana qaybgalaya munaasabadda caleema-saarka Hoggaanka Hirshabeelle

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar, kana qaybgalaya munaasabadda caleema-saarka Hoggaanka Hirshabeelle

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka…