Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Daahfuray Barnaamij Lagu Kobcinayo Xirfadaha Diblomaasiyadda

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Daahfuray Barnaamij Lagu Kobcinayo Xirfadaha Diblomaasiyadda

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa si rasmi ah u daahfuray barnaamij tababar…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Daahfuray Barnaamij Lagu Kobcinayo Xirfadaha Diblomaasiyadda
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa si rasmi ah u daahfuray barnaamij tababar…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Türkiye
Ankara – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa magaalada Ankara kulan kula…
Ka akhri Shabelle Media Network
JN
Jowhar News
Wasiir Cali Balcad oo la kulmay Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibbada Turkiga
July 21 (Jowhar)-Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa la kulmay Safiir Muusa Kulaklıkaya, oo ah…
Ka akhri Jowhar News
G
Goobjoog
Dib-u-dhac Ku Yimid Taariikhda Doorashada Isku-sidkan ee Galmudug iyo Xilliga Cusub oo La Shaaciyay
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dib-u-dhac kooban uu ku yimid taariikhdii loo belensanaa qabashada doorashada isku-sidkan ee Golaha Deegaanka iyo…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay