Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor
Qof lagu dhaawacay Saldhigga Booliiska degmada Waabari
Qof lagu magacaabo Farxaan Ibraahin Abshir ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray garabka kadib markii xabad si lama filaan ah uga dhacday qori uu watay mid ka mid ah askarta…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Qof lagu dhaawacay Saldhigga Booliiska degmada Waabari
Qof lagu magacaabo Farxaan Ibraahin Abshir ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray garabka kadib markii xabad si lama filaan ah uga dhacday qori uu watay mid ka mid ah askarta…
Booliska oo beeniyay inuu dil ka dhacay Saldhiga Waabari
Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in qof shacab ah lagu dilay afaafka hore ee Saldhigga Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Qoraal ka soo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in…